Goobaha
Magaalooyinka aan gaarsiinno:
MuqdishoBaydhaboKismaayoGarooweHargeysaBoosaasoBeledweyneGaalkacyo
Goob kale? Nala soo xiriir.
Waqtiga & qiimaha
Waqtiga iyo qiimaha gaarsiinta waxaa lagu xaqiijiyaa marka la dalbado, iyadoo la tixgelinayo goobta iyo tirada alaabta.
Habka lacag-bixinta
- EVC Plus
- eDahab
- Zaad
- Lacag-gacanta (Cash on Delivery)
Sida loo dalbado
Dooro alaabta
Ku dar badeecooyinka dambiishaada.
Dir dalabka
Geli magacaaga iyo goobta, kadibna ku dalbo WhatsApp.
Hel alaabta
Waan kuu xaqiijinaa qiimaha, kadibna waan kuu gaarsiinaa.